HomeWararKulan looga hadlaayay Ammaanka oo ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo

Kulan looga hadlaayay Ammaanka oo ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey Amniga Gobolka Mudug oo ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo. Intii uu shirka socday ayaa la isla gartay in la sii dar-dargaliyo sugista iyo adkayn Amniga Gobolka, sidoo kalena dib ushaqa bilowdo Maxkamadda Ciidamada […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey Amniga Gobolka Mudug oo ka qabsoomay Magaalada Gaalkacyo.

Intii uu shirka socday ayaa la isla gartay in la sii dar-dargaliyo sugista iyo adkayn Amniga Gobolka, sidoo kalena dib ushaqa bilowdo Maxkamadda Ciidamada Qalabka, si loo Maxkamadeeyo xubnihii ka haray Al-shabaab ee gacanta laamaha Amniga ku jira.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa laamaha amniga Gobolka faray adkeynta amniga, isla markaana laga hortego wax kast oo keeni kara amni darro dhacda.

Shirkan waxaa ka soo qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka Mudug, Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug, Muumin Cabdishire, Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Gobolada Mudug iyo Cayn, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka iyo Xeerilaalinta.

Latest stories