HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha Duufaan ku dhufatay gobolka Kentucky ee Mareykanka

Wararkii ugu dambeeyay ee khasaaraha Duufaan ku dhufatay gobolka Kentucky ee Mareykanka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kooxaha gurmadka ee gobolka Kentucky ee dalkaan Mareykanka ayaa wali guryaha iyo dhismooyinka burburay ka baaraya, dad ay suurtagal tahay in naf loogu tago, kaddib duufaanti xoogga laheyd ee Jimcihi garaacday gobollo ku yaalla Koofurta iyo Galbeedkadhexe ee Mareykanka. Saraakiisha ayaa sheegay in dad aad ay wali la la’yihiin korontada yo biyaha, qaar ayaanan heysan […]

- Advertisement -

Kooxaha gurmadka ee gobolka Kentucky ee dalkaan Mareykanka ayaa wali guryaha iyo dhismooyinka burburay ka baaraya, dad ay suurtagal tahay in naf loogu tago, kaddib duufaanti xoogga laheyd ee Jimcihi garaacday gobollo ku yaalla Koofurta iyo Galbeedkadhexe ee Mareykanka.

Saraakiisha ayaa sheegay in dad aad ay wali la la’yihiin korontada yo biyaha, qaar ayaanan heysan hooy, halka kuwo kalana ay ku hoyonayaan guryo aanan saqaf laheyn.

- Advertisement -

Gobolka Illinois, ugu yaraan lix ka mid ahaa shaqaalaha shirkadda Amazon ayaa ku dhintay duufaanta. Gobolka Arkansas, guri lagu xannaaneeyo waayeelka ayaa waxaa ku dhintay laba qof, Tennessee afar qof ayaa laga soo wariyay in duufaantu ay ku dhishay, halka gobolka Missouri-na la xaqiijiyay dhimashada laba ruux.

Laakin masiibada xooggeeda ayaa ka dhacday gobolka Kentucky, halkaas oo uu guddoomiyaha gobolkaas Andy Beshear uu sheegay Axaddii shalay, in ugu yaraan 80 qof ay ku dhinteen. Wuxuu intaasi raaciyay in tirada dhimashadu ay kor u dhaafi karto 100.

Latest stories