HomeCaalamkaRajo laga muujinayo xal u helista Colaadda dalka Suuriya

Rajo laga muujinayo xal u helista Colaadda dalka Suuriya

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Suuriya, Geir Pedersen, ayaa sheegay inay muuqato rajo cusub oo lagu xallinayo dagaallada sokeeye ee Suuriya ee tobanka sano socda kuwaas oo ay ku naf waayeen dad gaaraya nus milyan qof.

Mr Pedersen, oo la hadlayay hogaamiyayaasha reer galbeedka, saraakiil Suuriyaan ah iyo wadamada kale ee Carab ah, ayaa sheegay inuu aaminsanyahay in horumarku uu suurtagal yahay haddii loo maro hab “tallaabo tallaabo ah”.

- Advertisement -

Balse ma uusan bixin faahfaahin intaas dhaafsiisan. Bishii Oktoobar Mr Pedersen waxa uu ku dhawaaqay guul laga gaaray wadahadaladii dastuuriga ahaa ee u dhaxeeyay dowladda Suuriya iyo mucaaradka.

Hasa-yeeshee maalmo yar ka dib waxaa uu qirtay in wadahadalku uu dhamaaday, isla markaana aan waqti loo qaban wada xaajood kale

Latest stories