HomeCaalamkaDoorasho sanado kadib ka bilaabatay Qeybo kamid ah deegaannada Falastiiniyiinta

Doorasho sanado kadib ka bilaabatay Qeybo kamid ah deegaannada Falastiiniyiinta

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Codbixinta ayaa ka socota tuulooyinka Falastiiniyiinta ee ku yaalla Daanta Galbeed, taas oo ka dhigan doorashadii ugu horreysay ee deegaanka muddo afar sano ah. In ka badan shan iyo toban boqol oo kuraas ayaa dadka deegaankaasi ku tartamayaan iyadoo tiro dumar ah ay ka mid yihiin musharrixiinta u taagan. Codbixinta magaalooyinka waaweyn ma dhici doonto […]

- Advertisement -

Codbixinta ayaa ka socota tuulooyinka Falastiiniyiinta ee ku yaalla Daanta Galbeed, taas oo ka dhigan doorashadii ugu horreysay ee deegaanka muddo afar sano ah.

In ka badan shan iyo toban boqol oo kuraas ayaa dadka deegaankaasi ku tartamayaan iyadoo tiro dumar ah ay ka mid yihiin musharrixiinta u taagan.

- Advertisement -

Codbixinta magaalooyinka waaweyn ma dhici doonto illaa bisha Maarso ee soo socota. Xisbiga ugu weyn mucaaradka Xamaas ayaa qaadacay doorashadan mana dhici doonto wax cod ah oo ka dhici doona marinka Qaza oo ay maamusho kooxda.

Waxa ay cadhaysan yihiin in madaxweyne Maxamuud Cabaas uu baajiyay doorashooyinkii baarlamaanka iyo madaxtooyada horaantii sanadkan.

 

Latest stories