HomeCaalamkaTiro carruur ah oo Gaari Xamuul ah la jiirsiiyay

Tiro carruur ah oo Gaari Xamuul ah la jiirsiiyay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Labo carruur ah ayaa ku dhimatay dalka Nigeria halka 12 kalena ay dhaawacmeen markii baabuur xamuul ah uu ardeydan ku jiiray magaalada Lagos talaadadii, sida ay booliska sheegeen. Gaariga xamuulka ah ayaa la sheegay inay ku timid cilad farsamo taas oo horseeday in darawalkii gaariga uu xakameyn waayay. Goobjoogayaal ayaa BBC-da u sheegay in carruurtan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo carruur ah ayaa ku dhimatay dalka Nigeria halka 12 kalena ay dhaawacmeen markii baabuur xamuul ah uu ardeydan ku jiiray magaalada Lagos talaadadii, sida ay booliska sheegeen.

Gaariga xamuulka ah ayaa la sheegay inay ku timid cilad farsamo taas oo horseeday in darawalkii gaariga uu xakameyn waayay.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa BBC-da u sheegay in carruurtan ay ka soo laabteen iskuul, kaddib markii uu darawalka uu jiirsiiyay baabuurka xilli ay waddada goynayeen.

Wararka ayaa sheegaya in darawalkii uu damcay inuu baxsado kadib markii uu carruurta ku dhuftay baabuurka balse waa la eryaday kadibna waa lasoo xiray.

Dhacdadan ayaa jahwareer ka dhalisay halkaas markii ardey ka carootay falka ay bilaabeen inay weerarada darawallada isla markaana ay burburiyeen baabuurta.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts