HomeWararQaraxyadii dhawaan ka dhacay Kampala oo lagu eedeeyay koox ka dagaalanta Somalia...

Qaraxyadii dhawaan ka dhacay Kampala oo lagu eedeeyay koox ka dagaalanta Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dalka Ugada Yoweri Musevani ayaa kahadlay qaraxyo dhawaan gil-gilay Magaalada caasimadda u ah dalakas ee Kampala. Musevani ayaa Qaraxyadaasi waxaa uu dusha kaga tuuray kooxo ku sugan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana uu intaa ku daray in ay hayaan caddeymomuujinaya arrintaas, “Qaraxyadii Kampala ka dhacay dhawaan, waxaan haynaa calaamado muujinaya in ay isku dubarideen […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Ugada Yoweri Musevani ayaa kahadlay qaraxyo dhawaan gil-gilay Magaalada caasimadda u ah dalakas ee Kampala.

Musevani ayaa Qaraxyadaasi waxaa uu dusha kaga tuuray kooxo ku sugan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana uu intaa ku daray in ay hayaan caddeymomuujinaya arrintaas,

- Advertisement -

“Qaraxyadii Kampala ka dhacay dhawaan, waxaan haynaa calaamado muujinaya in ay isku dubarideen kooxo ku sugan Kenya iyo Soomaaliya” Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni:”.

Dhawaan ayay ahayd markii  ay Magaalada Kampala ay ka dhaceen Qaraxyo waa weyn oo gil-gilay Magaaladaasi, waxaana jiray khasaaro xooggan oo ka dhashay weeradaasi, waxaana tan iyo markii ay weeraradaasi dhaceen soo baxayay kooxo kala duwan oo dusha loo saarinyay mas’uuliyadda weeradaasi.

Latest stories