HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya u jooga Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta iskaashiga ka dhexeeya Labada Dal ee ddhinacyada amniga iyo dhaqaalaha. Safiirka ayaa la wadaagay Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali hambalyo iyo salaan ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya u jooga Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta iskaashiga ka dhexeeya Labada Dal ee ddhinacyada amniga iyo dhaqaalaha.

Safiirka ayaa la wadaagay Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali hambalyo iyo salaan ku aaddan xilkan qaran ee loo magacaabay oo uu uga siday dhiggiisa dowladda Itoobiya. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa kulankooda waxaa kale oo ay kaga wada hadleen waajibaadka shaqo ee ciidamada AMISOM iyo iskaashiga labada dal ee arrimaha geeska iyo qaaradda ba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts