HomeWararRW Rooble oo kulan looga hadlayo Marxaladda kala guurka ah ka furay...

RW Rooble oo kulan looga hadlayo Marxaladda kala guurka ah ka furay Muqdisho

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho laga daah furay kulan wada tashi ah oo looga hadlayo arrimo ku aaddan marxaladda kaal guurka ah ee dalku haatan marayo. Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uuliyiin katirsan Dowaldda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana manta laga daah furay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho laga daah furay kulan wada tashi ah oo looga hadlayo arrimo ku aaddan marxaladda kaal guurka ah ee dalku haatan marayo.

Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uuliyiin katirsan Dowaldda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana manta laga daah furay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay kulanka wadatashiga ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka.

Kulanka ayaa waxaaana  ka qeyb galaya Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Latest stories