HomeWararAl-Shabaab oo la wareegay gacan ku haynta Kontrool ku yaalla Gobolka Galgaduud

Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku haynta Kontrool ku yaalla Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka inaga soo gaaraya degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay xalays aq-dhexe weerar ku gaadeen Demadaasi. Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay saq-barkii weerar ku ekeeyeen Kontoroolka Koofureed degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay la wareegen gacan ku haynta guud degmada. Goobjoogayaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka inaga soo gaaraya degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay xalays aq-dhexe weerar ku gaadeen Demadaasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay saq-barkii weerar ku ekeeyeen Kontoroolka Koofureed degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay la wareegen gacan ku haynta guud degmada.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ku sugan Magaalada ayaa inoo sheegay in ay arkeen xybno ka tisan Al-Shabaab oo qabsaday Kontoroolka Koofureed degmada Godinlabe, halkaasi oo muddo saacado ah ay maamulayeen.

Balse ugu dambeyn Al-Shabaab ayaa dib uga labtay Goobahii ay qabsadeen sida warar aynu halnay ay xaqiijinayaan sidoo kale lama soo warin wax khasaaro ah, waxaana dadka degaanku ay inoo sheegeen in aysan ogaan Karin haddii uu jiro khasaaro.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Degmada iyo kan Galmudug, oo ay kaga hadlayaan weerarkaas la sheegay in xalay uu ka dhacay Kontoroolka Koofureed degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa tiro dhowr jeer ah waxaa ay weeero kala duwan ku qaadeen degaanno ka tirsan Gobolkaasi, waxaana horay dagaallo culus kula galeen Gobolada Galgaduud iyo Mudug Ciidanka Dowladda iyo Galmudug oo isku dhinac ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts