HomeWararCiidanka Dowladda oo howlgal ka sameeyay Qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka sameeyay Qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo saacado qaatay ka sameeyeen gudaha degmada Buulo-burte iyo deegaanada hoostega ee Gobolka Hiiraan. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ujeedka howlgalka Ciidamada ay ka sameeyeen Buulo-burte uu yahay mid lagu xaqiijinayo ammaanka degmadaas oo mararka qaarkood […]

- Advertisement -

Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo saacado qaatay ka sameeyeen gudaha degmada Buulo-burte iyo deegaanada hoostega ee Gobolka Hiiraan.

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ujeedka howlgalka Ciidamada ay ka sameeyeen Buulo-burte uu yahay mid lagu xaqiijinayo ammaanka degmadaas oo mararka qaarkood ay ka dhacaan falal amni darro.

- Advertisement -

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga qeybta 27-aad Xasan Maxamed ayaa shacabka Buulo-burte ka dalbaday inay wadashaqeyn la yeeshaan laamaha amniga, si looga hortego wax kasta oo amni darro keeni kara.

Sidoo kale Kusimaha Taliyaha ayaa sheegay in inta uu socday howlgalka Ciidamada aysan wax iska caabin ah kala kulmin dagaalamayaasha Al-shabaab, isla markaana howlgalka si caadi ah kusoo dhammaaday, isagoona xusay inay sii wadi doonaan howlgalka ka dhan ah Al-shabaab.

Ciidanka dowladda qeybta 27-aad iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maalmo kahor waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ay ka fuliyeen degaano hoostega Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoona kula wareegay degaano hor leh.

Latest stories