HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Bisha Cas

Madaxweyne Erdogan oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Bisha Cas

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas (IFRC) Jagan Chapagain.

Hawlaha gargaarka bini’aadantinimo ee qaxootiga, gaar ahaan Suuriyaanka ku sugan Turkiga iyo dalalka ku xeeran, iyo ka shaqaynta sidii Istanbul looga dhigi lahaa saldhigga saadka ee gargaarka bini’aadantinimo ayaa looga wada hadlay intii uu socday kulanka, sida uu sheegay Agaasinka Isgaarsiinta ee Madaxtooyada.

- Advertisement -

Dhanka kale, Kınık iyo Chapagain ayaa uga mahadceliyey Erdogaan dadaalkiisa bini’aadantinimo iyo sida uu ajandaha uga dhigay dhibka qaxootiga goob kasta.

Latest stories