HomeCaalamkaKoox hubeysan oo weerar Gaadmo ku dishay Dad badan oo kusii jeeday...

Koox hubeysan oo weerar Gaadmo ku dishay Dad badan oo kusii jeeday Suuq

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kooxo hubeysan ayaa bartamaha dalka Maali waxa ay weerar ku qaadeen bas ku sii jeeday suuq maxalli ah, halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan 31 qof. Maamulka Mali ayaa sheegay in baska la bartilmaameedsaday uu todoobaadkii laba goor ka soo baxo tuulada Songho. Waxa ay sheegeen in kooxda hubeysan ay dileen darawalkii gaariga, kadibna […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa bartamaha dalka Maali waxa ay weerar ku qaadeen bas ku sii jeeday suuq maxalli ah, halkaasi oo ay ku dileen ugu yaraan 31 qof.

Maamulka Mali ayaa sheegay in baska la bartilmaameedsaday uu todoobaadkii laba goor ka soo baxo tuulada Songho.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in kooxda hubeysan ay dileen darawalkii gaariga, kadibna ay dab qabadsiiyeen baska,halkaas oo ay ku dhinteen dadkii la socday.

Tuulooyinka uu u kala goosho baskan ayaa waxay ka tirsan yihiin gobolka Mopti, halkaasoo sannadihii u dambeeyay ay ka dhaceen rabshado, kuwaas oo ay ka dambeeyeen fallaagada xiriirka la leh Al-Qaacida iyo kooxda Daacish.

Latest stories