HomeCaalamkaMareykanka oo shaaciyay inuu adkeynayo shuruucda Safarka iyo sababta keentay

Mareykanka oo shaaciyay inuu adkeynayo shuruucda Safarka iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykaka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in la adkeynaayo xeerarka safarka xili Mareykanku uu xaqiijiyay in ay jiraan tiro ku saabsan cudurka Omricom oo lagu arkay gudaha dalkaasi. Laga bilaabo todobaadka soo socda, dadka safarka ah ee caalamiga ah ee tagaya Mareykanka, oo ay ku jiraan dadka Mareykanka ah, waa in ay maraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykaka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in la adkeynaayo xeerarka safarka xili Mareykanku uu xaqiijiyay in ay jiraan tiro ku saabsan cudurka Omricom oo lagu arkay gudaha dalkaasi.

Laga bilaabo todobaadka soo socda, dadka safarka ah ee caalamiga ah ee tagaya Mareykanka, oo ay ku jiraan dadka Mareykanka ah, waa in ay maraan baaritaan 24- saac ah ka hor inta aysan dhoofin, iyadoo aan loo eegeyn heerka tallaalka.

- Advertisement -

Shuruudaha qaadashada maaskarada ee loogu talagalay diyaaradaha, tareenada iyo basaska ayaa la kordhin doonaa illaa bartamaha Maarso.

Toban kiis oo nooca Omicron ah ayaa laga helay Maraykanka,gaar ahaan California, Colorado, Minnesota, iyo New York, iyo Hawaii.

Dhinaca kale ,Saraakiisha Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku baaqay manta oo Jimco ah in dalalka caalamka,gaar ahaan Wadamada Aasiya-Pacific ay kor u qaadaan awoodda daryeelka caafimaadka,isla markaana ay si buuxda u tallaalaan dadkoda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts