HomeWararTaliyihii Booliska Baladweyne oo Xilkii laga qaaday iyo mid cusub oo la...

Taliyihii Booliska Baladweyne oo Xilkii laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taliyihii Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacabay Taliye Cusub, kadib warqad kasoo baxaday taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliyaha Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilkii ka Qaaday taliyihii saldhiga Beledweyne Gaashaanle Mohamed Qoorsheel, waxaana uu magacaabay  Mohamed Hussein Mohamud (Duurdege), kaasi oo nqoon doona Taliyaha cusub ee […]

- Advertisement -

Taliyihii Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacabay Taliye Cusub, kadib warqad kasoo baxaday taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Taliyaha Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilkii ka Qaaday taliyihii saldhiga Beledweyne Gaashaanle Mohamed Qoorsheel, waxaana uu magacaabay  Mohamed Hussein Mohamud (Duurdege), kaasi oo nqoon doona Taliyaha cusub ee Magaladaasi.

- Advertisement -

Taliyaha Cusub ee La magacaabay ayaa horay waxaa uu kaga soohwlgalay Hogaanka Ciidamada booliska,isagoo dhowr jeerna kasoo shaqeeyay sida la sheegay Gobolada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Latest stories