HomeWararGalmudug oo gargaar gaarsiisay barakacayaal ku sugan duleedka magaalada Dhuusamareeb

Galmudug oo gargaar gaarsiisay barakacayaal ku sugan duleedka magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee ku sugan duleedka Dhuusamareeb. Boqol Qoys oo ka mid ah Dadkan oo intooda badan ah kuwo kasoo barakacay dagaalkii ka dhacay dhowaan degaanka Bohol iyo kuwo […]

- Advertisement -

Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee ku sugan duleedka Dhuusamareeb.

Boqol Qoys oo ka mid ah Dadkan oo intooda badan ah kuwo kasoo barakacay dagaalkii ka dhacay dhowaan degaanka Bohol iyo kuwo ay abaaruhu saameeyeen oo ay duruuf adag ku haysato halkaasi ayaa loo qeybiyay raashiin isugu jira Bur, Bariis ,Sokor iyo saliid.

- Advertisement -

Cali Cabdinuur oo ku hadlayay afka mas’uuliyiinta halkaasi geysay deeqda ayaa sheegay in dadka ay raashiinka siiyeen ay ahaayeen kuwo aad u duruufeysan, wuxuuna intaa ku daray inay u qiimeeyeen sida ay u kala daran yihiin dhowaanna ay gargaar kale gaarsiin doonaan inta aan weli helin gargaarka.

Latest stories