HomeCaalamkaDigniin laga soo saaray Nooc cusub oo kamid ah Cudurka halista ah...

Digniin laga soo saaray Nooc cusub oo kamid ah Cudurka halista ah ee Coronavirus

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis ku ah dunida kana sii qartarsan noocyada Karoonaha ee horay loo soo arkay, waxaana hay’adda u bixisay Omicron.

Hay’adda WHO ayaa sheegtay in jiritaan xanuunkan markii ugu horreysay laga soo sheegay Koonfur Afrika 24-kii Nofembar, ee sanadkan, sidokale dalalka Botswana, Belgium iyo Hong Kong ayaa la sheegayaa jiritaanka kiisaska xanuunkan.

- Advertisement -

Wadamo dhowr ah ayaa hadda go’aansaday in ay mamnuucaan ama xaddidaan socdaalka iyo dadka  imaanaya dhamaanba waddamada laga sheegay xanuunkan cusub.

WHO, ayaa Caalamka ugu digtay faafitaanka noocaan cusub ee qeeybta ka ah xanuunka Corona Virus, kaasi oo noqonaya Mowjaddii Afaraad ee Covid 19.

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in la xannibi doono duullimaadyada ka imaanaya Waddamadda Koonfur Afrika, Botswana, Zimbabwe, Namibia, Lesotho, Eswatini, Mozambique iyo Malawi, wixii ka dambeeya maalinta isniinta ah ee soo socota.

- Advertisement -

Latest stories