HomeWararGuddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo soo saaray amar ku socda Musharixiinta

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo soo saaray amar ku socda Musharixiinta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray amar ku socda Musharixiinta doonaya in ay u tartamaan kuraasta Golaha Shacabka iyo Ergada dooranaysa Xildhibaanada. Amarka ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxaa ku aaddan Afgashiga loo yaqaanno facesmask ga, oo dahwanahaan la arkayay qaar ka mid ah Ergooyinka oo codaynaya iyagoo agku […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray amar ku socda Musharixiinta doonaya in ay u tartamaan kuraasta Golaha Shacabka iyo Ergada dooranaysa Xildhibaanada.

Amarka ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxaa ku aaddan Afgashiga loo yaqaanno facesmask ga, oo dahwanahaan la arkayay qaar ka mid ah Ergooyinka oo codaynaya iyagoo agku u xiran yahay, balse Guddiga ayaa shaaciyay in arrintaasi aan marnaba la aqabali doonin.

- Advertisement -

“Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxay ku war galinayaan musharixiinta ku tartamaya kuraasta Golaha Shacabka ee dalka oo dhan in aan la aqbali doonin in musharax ku jira tartanka uu qariyo wajigiisa, si loo ilaaliyo daahfurnaanta doorashada dalka, Mahadsanidiin” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxaya Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

Dhawaan Ergada ka socotay Somaliland ayaa codeeyay iyagoo wajigu u xiran yahay, taasi oo keentay hadal hayn iyo dhaleecayn xooggan oo loo jeediyay guddiga doorashooyinka, taasi oo keenatay in haatan ay amar culus soo saaraan.

Latest stories