HomeCaalamkaBurcad Weerar dhanka Internet-ka ah ku qaadday mid ka mida Shirkadda diyaaradaha

Burcad Weerar dhanka Internet-ka ah ku qaadday mid ka mida Shirkadda diyaaradaha

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shirkadda labaad ee diyaaradaha ee ugu weyn Iran ee Mahan Air, ayaa sheegtay in burcad dhanka kumbuutarrada ah ay markii labaad bartilmaameedsadeen xogta shirkaddaas. War qoraal ah oo ka soo baxay shirkaddaas diyaaradaha ayaa lagu sheegay in ay ka hortagtay weerarka lagu soo qaaday nidaamka kumbuutarradeeda isla markaana uu sii socon doono jadwalka duulimaadayadeeda. Waxaanse […]

- Advertisement -

Shirkadda labaad ee diyaaradaha ee ugu weyn Iran ee Mahan Air, ayaa sheegtay in burcad dhanka kumbuutarrada ah ay markii labaad bartilmaameedsadeen xogta shirkaddaas.

War qoraal ah oo ka soo baxay shirkaddaas diyaaradaha ayaa lagu sheegay in ay ka hortagtay weerarka lagu soo qaaday nidaamka kumbuutarradeeda isla markaana uu sii socon doono jadwalka duulimaadayadeeda.

- Advertisement -

Waxaanse wali shaqaynayn barta shirkaddaasi ay internet-ka ku leedahay. Afhayeen u hadlay Mahan Air ayaa sheegay in shirkaddaas dhowr xilli oo kala duwan la bartilmaameedsaday.

Shirkaddan oo ah tan ugu weyn shirkadaha diyaaradaha ee gaarka loo leeyahay ee Iran ayaa haatan ku jirta liiska madow ee dowladda Maraykanka.

Latest stories