HomeCaalamkaBooliska Kenya oo baaritaan ku billaabay Kiiska Wariye lagu dilay Nairobi

Booliska Kenya oo baaritaan ku billaabay Kiiska Wariye lagu dilay Nairobi

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Booliska Kenya ayaa billaabay baaritaan ku aadan dhacdada weriye ka tirsaneyd BBC-da oo ku geeriyootay magaalada Nairobi.

Kate Mitchell, oo u dhalatay Ingiriiska lana shaqeyneysay BBC Media Action isla markaana ka howlgaleysay dhowr dal oo Afrikaan ah ayaa geeriyootay Jimcihii xilli ay ku sugneyd huteelkii ay ka dagganeyd magaaladaas.

- Advertisement -

BBC Media Action waa hay’ad caalami ah oo qaabilsan baarnaamijyada samafalka iyadoo mashaariicdeeda ay diiradda ku saarto si warbaahinta iyo isgaarsiinta loogu adeegsado waxkaqabashada sinaan la’aanta ka jirta adduunka.

Iyadoo aanan la ogeyn sababta ka dambeysay dhimashada gabadhan, booliska Kenya waxay warbaahinta gudaha u sheegeen inay baarayaan dhimashada iyo sababaha la is dhihi karo wey ka dambeeyeen.

Latest stories