HomeCaalamkaNin hubaysan oo dad shacab ah laayey, kuwo kalena  dhaawacay

Nin hubaysan oo dad shacab ah laayey, kuwo kalena  dhaawacay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Nin hubaysan oo falastiini ah oo ka tirsan ururka Xamaas ayaa magaalada Qudus ku dilay hal qof oo rayid ah saddex kalena ku dhaawacay. Ciidamada ammaanka ee Israa’iil ayaa markii dambe toogtay ninkaa weerarka gaystay oo qiyaastii 42 jir ahaa asagoo markii dambena cisbitaalka ku geeriyooday. Ururka xamaas ayaa xaqiijiyey in ninka weerarka qaaday oo […]

- Advertisement -

Nin hubaysan oo falastiini ah oo ka tirsan ururka Xamaas ayaa magaalada Qudus ku dilay hal qof oo rayid ah saddex kalena ku dhaawacay.

Ciidamada ammaanka ee Israa’iil ayaa markii dambe toogtay ninkaa weerarka gaystay oo qiyaastii 42 jir ahaa asagoo markii dambena cisbitaalka ku geeriyooday.

- Advertisement -

Ururka xamaas ayaa xaqiijiyey in ninka weerarka qaaday oo lagu magacaabi jiray Fadi Abu khaydam uu ahaa xubin ka tirsan garabkooda siyaadadda.

Wasiirka aminga Israa’iil ayaa weerarka ku tilmaamay mid si wacan loo soo qorsheeyey,

Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan weerarro kale oo suurtagal ah in ay halkaa ka dhacaan.

Latest stories