HomeCaalamkaMilatariga Suudaan oo wada qorshe ku aadan Ra’iisul Wasaarihii la Afgembiyay

Milatariga Suudaan oo wada qorshe ku aadan Ra’iisul Wasaarihii la Afgembiyay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Milatariga Suudaan ayaa qorsheynaya in ay dib u soo celiyaan ra’iisul wasaarihii xukunka laga tuuray Abdalla Hamdok ,isla markaana la sii daayo hogaamiyayaasha rayidka ah ee la xiray ka dib afgambigii militariga ee bishii hore. Tallaabadaasi ayaa timid ka dib markii Heshiis siyaasadeed ay dhexmareeen General Burhaan, Abdalla Hamdok, xoogaga siyaasadda iyo ururada bulshada rayidka […]

- Advertisement -

Milatariga Suudaan ayaa qorsheynaya in ay dib u soo celiyaan ra’iisul wasaarihii xukunka laga tuuray Abdalla Hamdok ,isla markaana la sii daayo hogaamiyayaasha rayidka ah ee la xiray ka dib afgambigii militariga ee bishii hore.

Tallaabadaasi ayaa timid ka dib markii Heshiis siyaasadeed ay dhexmareeen General Burhaan, Abdalla Hamdok, xoogaga siyaasadda iyo ururada bulshada rayidka ah,sida uu ku waramay Madaxa xisbiga Umma Fadlallah Burma Nasir .

- Advertisement -

Heshiiska ayaa dhigay in Hamdok r/wasaaraha la soo celiyay uu soo dhisi doonaa gole wasiiro oo madax banaan,waxaana dhammaan la sii deyn doonaa maxaabiista siyaasadda .

Heshiiska ayaa imanaya toddobaadyo ka dib markii  General Abdel Fattah al-Burhan uu meesha ka saaray xukunkii rayidka ee ku yimid sida dimoqraadiga ah.

Latest stories