HomeCaalamkaMadaxweyneyaasha Ruushka iyo Belarus oo ka walaacsan fal lagula kacay Muhaajiriin

Madaxweyneyaasha Ruushka iyo Belarus oo ka walaacsan fal lagula kacay Muhaajiriin

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa Belarus Alexander Lukashenko iyagoo ka wada xaajooday xaaladda xuduudka Belarus iyo Poland. Putin iyo Lukashenko waxay walaac xooggan ka muujiyeen “falka aan la aqbali karin, naxariis-darrada ah” ee ay ku kacayaan ilaalada xuduudaha Poland, oo ay ku jiraan isticmaalka firfircoon ee xoogga iyo habab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa Belarus Alexander Lukashenko iyagoo ka wada xaajooday xaaladda xuduudka Belarus iyo Poland.

Putin iyo Lukashenko waxay walaac xooggan ka muujiyeen “falka aan la aqbali karin, naxariis-darrada ah” ee ay ku kacayaan ilaalada xuduudaha Poland, oo ay ku jiraan isticmaalka firfircoon ee xoogga iyo habab gaar ah, ayay Kremlin ku sheegtay bayaan ay soo saartay.

- Advertisement -

“Alexander Lukashenko waxa uu ka warbixiyey tillaabooyinka ay Minsk u qaadday si ay u dejiso dhibaatada iyo bixinta gargaarka bini’aadantinimo ee muhaajiriinta, iyo sidoo kale wadahadal joogto ah oo taleefoon ah oo uu la yeeshay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Federaalka ee Jarmalka Angela Merkel November 17,” ayaa lagu yiri warbixinta.

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Belarus ayaa xusay muhiimada ay leedahay in la sameeyo iskaashi dhexmara Minsk iyo Midowga Yurub si loo xalliyo dhibaatada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts