HomeCaalamkaQaraxyo ka dhacay Magaalada Kabul oo ay dad ku dhinteen.

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Kabul oo ay dad ku dhinteen.

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay laba qarax oo kala duwan oo ka dhacay magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan. Mid kamid ah qaraxyadaasi oo ahaa mid baabuur loo adeegsaday ayaa ka dhacay deegaanka Dasht-e-Barchi, oo ah magaalo ay ku badanyihiin dadka Shiicada. Muuqaal laga soo duubay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa muujinayay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay laba qarax oo kala duwan oo ka dhacay magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afghanistan.

Mid kamid ah qaraxyadaasi oo ahaa mid baabuur loo adeegsaday ayaa ka dhacay deegaanka Dasht-e-Barchi, oo ah magaalo ay ku badanyihiin dadka Shiicada.

- Advertisement -

Muuqaal laga soo duubay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa muujinayay qiiq hawada isku shareeray.

Qaraxa labaad ayaa sidookale ka dhacay galbeedka magaalada Kaabul.

Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadaasi, balse dagaalyahanada kooxda isugu yeerta dowladda islaamka, ayaa qiratay inay fuliyeen dhowr weerar oo ay dhawaan ku bartilmaadeedsadeen dadka Shiicada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts