HomeCaalamkaMidowga Afrika oo war kasoo saaray qaraxyadii ka dhacay Kampala

Midowga Afrika oo war kasoo saaray qaraxyadii ka dhacay Kampala

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala. Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weeraradii argagixisanimo ee ka dhacay Kampala, wuxuuna sidoo kale u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay caafimaad deg-deg ah. Muuse Faki ayaa intaas ku daray in Midowga […]

- Advertisement -

Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala.

Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weeraradii argagixisanimo ee ka dhacay Kampala, wuxuuna sidoo kale u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay caafimaad deg-deg ah.

- Advertisement -

Muuse Faki ayaa intaas ku daray in Midowga Afrika garab taaganyahay dowladda iyo shacabaka Uganda.

Booliska dalka Uganada ayaa sheegay in lix qof ay ku dhinteen labada qarax oo ay ku jiraan Seddex qof oo u geeriyooday dhaawacyadii soo gaaray.

Latest stories