HomeWararDhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tirsanaa Daacish oo dalka lagu soo celinayo

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tirsanaa Daacish oo dalka lagu soo celinayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya ayaa wada dadaal ay ku doonayso in la sii daayo Soomaali ku Xiray xabsiyo ay gacanta ku hayaan mucaaradka Suuriya, waxaanay dadkaasi ka tirsanaayeen ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee IS. Sii hayaha safaaradda, Farxaan Gurxan, ayaa BBC u sheegay in dadkaa xir-xiran ay ka mid yihiin haween iyo caruur. […]

- Advertisement -

Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya ayaa wada dadaal ay ku doonayso in la sii daayo Soomaali ku Xiray xabsiyo ay gacanta ku hayaan mucaaradka Suuriya, waxaanay dadkaasi ka tirsanaayeen ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee IS.

Sii hayaha safaaradda, Farxaan Gurxan, ayaa BBC u sheegay in dadkaa xir-xiran ay ka mid yihiin haween iyo caruur.

- Advertisement -

Wuxuu u sheegay inay ka shaqeynayaan sidii loo soo deyn lahaa Soomaalidii Daacish ka tirsaneyd ee ku xiran dalkaas.

“Waxaan qaabilay sarkaal sare oo kamid ah maamulka jabhadda gobolkan maamusha ee Kurdida waxaan ka wadahadalnay moowduuca aan u socday aad buu usoo dhaweeyay wuxuu ii ballan qaaday in berri la ii geyn doono xerada la yiraahdo Al Roch oo ay ku jiraan 8 gabdhood oo Soomaali ah iyo 11 canug ay iyagu dhaleen” Sii hayaha safaaradda, Farxaan Gurxan.

 

Latest stories