HomeCaalamkaTahriibayaal ku dhintay doon kula qalibantay Badweynta Atlaantigga

Tahriibayaal ku dhintay doon kula qalibantay Badweynta Atlaantigga

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay muddo toddobaad ka badan dul-sabaynaysay badweynta Atlaantigga ee koonfurta jasiiradda Gran Canaria. Sidoo kale kooxaha Gurmadka deg dega ah ayaa saacadihii hore ee loogu yeeray doon ay saarnaayeen laba iyo lixdan qof. Toddoba qof ayaa […]

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay muddo toddobaad ka badan dul-sabaynaysay badweynta Atlaantigga ee koonfurta jasiiradda Gran Canaria.

Sidoo kale kooxaha Gurmadka deg dega ah ayaa saacadihii hore ee loogu yeeray doon ay saarnaayeen laba iyo lixdan qof.

- Advertisement -

Toddoba qof ayaa hore u dhintay, halka qof siddeedaadna wuxuu dhintay goor dambe.Qaar ka mid ah kuwa badbaaday ayaa lagu qaaday diyaarad helikobter ah sababtoo ah xaalladooda ayaa liidatay. Habeenimadii Sabtida ee aynu ka soo gudubnay-na, soddon iyo lix qof oo tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyay doon kale oo badda ah.

Jasiiradaha Canary waa marinka ugu weyn ee muhaajiriinta Afrikaanka ah ee isku dayaya inay galaan wadamada Yurub.

Latest stories