HomeCaalamkaFBI-da oo walaac ka muujinaysa weeraro culus oo kaga imaanaya Internet-ka

FBI-da oo walaac ka muujinaysa weeraro culus oo kaga imaanaya Internet-ka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

FBI-da ayaa billowday baaritaan kaddib markii kumannaan farriimo e-mail oo been abuur ah laga soo diray mid ka mid ah Server-yadooda, waxaanay fariimahaasi ka digayeen suurtagalnimada weerar internet-ka ah. Hay’adda ayaa sheegtay in dhacdadaas oo subaxnimadii Sabtida laga war helay ay qayb ka tahay “xaalad socota” laakiin ma ay bixin faahfaahin dheeraad ah. Farriimahaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

FBI-da ayaa billowday baaritaan kaddib markii kumannaan farriimo e-mail oo been abuur ah laga soo diray mid ka mid ah Server-yadooda, waxaanay fariimahaasi ka digayeen suurtagalnimada weerar internet-ka ah.

Hay’adda ayaa sheegtay in dhacdadaas oo subaxnimadii Sabtida laga war helay ay qayb ka tahay “xaalad socota” laakiin ma ay bixin faahfaahin dheeraad ah.

- Advertisement -

Farriimahaa la sheegay inay ka yimaaddeen waaxda amniga gudaha ee Maraykanka.

Waxaana lagu sheegay in ay digniin ka bixinayaan khatar soo fool leh, waxaana cinwaan looga dhigay: “Degdeg: Halista soo dhex gashay kombuyuutarrada.”

E-mail-ladu waxay u sheegeen dadka loo diray in lagu beegsanayo “weeraro casri ah oo xidhiidh ah” oo ay soo qaadayaan koox dadka kombiyuutarada ka jabsada oo lacago baad ka ah qaata lana yidhaa Dark Overlord, sida lagu baahiyey website-ka la socda weerarada noocaas ah ee la yidhaa Spamhaus.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts