HomeWararDil Goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin laga helay

Dil Goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faah faahin laga helay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kooxo ku hubesynaa Bastoolad ayaa goordhaweyd Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ku dilay qeyb kamid Magaalada Muqdisho. Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rag dhalinyaro oo watay  Bastoolado ay toogasho ku dileen Askariga Booliska, xili uu ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hoban. Wararka ayaa sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubesynaa Bastoolad ayaa goordhaweyd Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ku dilay qeyb kamid Magaalada Muqdisho.

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rag dhalinyaro oo watay  Bastoolado ay toogasho ku dileen Askariga Booliska, xili uu ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hoban.

- Advertisement -

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya inay goobta si dhaqsi ah uga baxsadeen raggii ka dambeeyay falkaas dhacay oo loo geystay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska.

Ciidamo Booliska ee joogay Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa durbo halka uu dilka ka dhacay u cararay, kana qaaday Meydka Askariga la toogtay, mana jirto cid loo soo qabtay dilka.

Shalay ayey markii Kooxo watay Bastoolad ay Isgoyska Warshada Caanaha ee Magaalada Caasimadda ah ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidanka Taraafikada dowladda Federaalka Soomaaliya, xili uu ku sugnaa halkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts