HomeWararAMISOM oo shaacisay goobta lagu fulinayo xukunada Askartoodii dadka ku leysay Golweyn

AMISOM oo shaacisay goobta lagu fulinayo xukunada Askartoodii dadka ku leysay Golweyn

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda. AMISOM ayaa waxaa sheegtay in askartan lagu helay dambiga ah in dad rayid ah ay ku laayeen deegaanka Golweyn ee Shabeellaha Hoose. AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay in askartan dib loogu celin doono dalka Uganda […]

- Advertisement -

Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda.

AMISOM ayaa waxaa sheegtay in askartan lagu helay dambiga ah in dad rayid ah ay ku laayeen deegaanka Golweyn ee Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

AMISOM ayaa sidoo kale sheegtay in askartan dib loogu celin doono dalka Uganda halkaas oo lagu fulin doono xukunada kala duwan ee lagu riday.

War saxaafadeed kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta amniga shacabka iyo hantida marka ay howlgallada ka fulinayaan gudaha Soomaaliya.

Dhacdada oo ahayd bishii August ee sannadkan, waxaa lagu dilay toddobo qof oo shacab ahaa, waxaana la sheegay in qaarkood lagu dul fadhiisiyay miino, ka dibna lagu qarxiyay.

- Advertisement -

Labo ka mid ah askartii la soo eedeeyay oo u dhashay Ugandha ayaa lagu xukumay dil, halka seddaxda kalena lagu xukumay min 39 sano oo xabsi ah.

 

Latest stories