HomeCaalamkaMareykanka iyo Shiinaha oo ku heshiiyay Iskaashiga Isbedelka Cimilada

Mareykanka iyo Shiinaha oo ku heshiiyay Iskaashiga Isbedelka Cimilada

Date:

Related stories

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Ololeeyeyaasha iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadir leh u soo dhaweeyay baaqa Mareykanka iyo Shiinaha oo ah iskaashiga wax ka qabashada isbedelka cimilada adduunka. Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa arrintan ku sifeeyay talaabo dhiirigelineed muhiim ah, laakiin hey’adda cimilada u doodda ee Greenpeace ayaa sheegtay in labadan dal looga baahan yahay in ay muujiyaan ka […]

- Advertisement -

Ololeeyeyaasha iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadir leh u soo dhaweeyay baaqa Mareykanka iyo Shiinaha oo ah iskaashiga wax ka qabashada isbedelka cimilada adduunka.

Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa arrintan ku sifeeyay talaabo dhiirigelineed muhiim ah, laakiin hey’adda cimilada u doodda ee Greenpeace ayaa sheegtay in labadan dal looga baahan yahay in ay muujiyaan ka go’naansho ama balan qaad intaan ka badan….

- Advertisement -

Mareykanka iyo Shiinaha ayaa ah labada dal ee ugu badan oo hawada ku sii daaya qiiqa CO2 kaas oo waxyeeleeya lakabyada hawada isla markaana keena kororka heel kulka adduunka.

Sida uu dhigayay heshiiska cimilada ee magaalada Paris ee dalka Faransiiska lagu wada gaaray 2015 in heer kulka dunida laga dhigo 1.5C, halbeegaas oo ah dhigeen seynisyahnada cimilada waana sidii uu ahaa heer kulka caalamka ka hor warshadaha.

Baaqan ayaa ka dambeeyay ka gedaal markii labada dal ee xafiltanka adag ka dhexeeyo ay Arbacaddii ka soo saareen shirka cimilada adduunka ee ka socda magaalada Glasgow ee UK, madaxweyne Joe Biden iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping ayaa todobaadka soo aadan yeelan doono kulan ay uga wada hadli doonaan qodobo ay arrintan kamid tahay.

Latest stories