HomeWararDowladda Somalia oo Xogtii ugu dambeysay ee shidaalka dalka kusoo Bandhigtay Shirka...

Dowladda Somalia oo Xogtii ugu dambeysay ee shidaalka dalka kusoo Bandhigtay Shirka Dubai

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Iyadoo maanta lagu wado in Magaalda Dubai ee waddanka Imaaraatka Carabta lagu soo gebagabeeyo shirweynaha Todobaadka Shidaalka Afrika, ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay inay halkaas ku soo bandhigtay xogtii ugu dambaysay ee shidaalka la sheegay inuu ku jiro dalka. Shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika oo caadiyan lagu qabto waddanka Koonfur Afrika ayaa sannadkan loo wareejiyay […]

- Advertisement -

Iyadoo maanta lagu wado in Magaalda Dubai ee waddanka Imaaraatka Carabta lagu soo gebagabeeyo shirweynaha Todobaadka Shidaalka Afrika, ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay inay halkaas ku soo bandhigtay xogtii ugu dambaysay ee shidaalka la sheegay inuu ku jiro dalka.

Shirka Toddobaadka Shidaalka Afrika oo caadiyan lagu qabto waddanka Koonfur Afrika ayaa sannadkan loo wareejiyay magaalada Dubai, halkaas oo ay isugu tageen saraakiisha shidaalka ee dalalka Afrika, khubarada ku xeelka dheer arrimaha shidaalka iyo shirkadaha shidaalka soo saara. Taas oo sababtu tahay Karoona awgii.

- Advertisement -

Wefti ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaas qayb ka ah, kaas oo soo bilawday isniintii, isla markaana Maanta oo khamiis ah lagu wado in lasoo gaba-gabeeyo.

Shirkan ayaa lagu soo bandhigaa khayraadka shidaal ee dalkaas kastaa haysto iyo qorshaha uu ka leeyahay.

Soomaaliya illaa iyo kontomaadkii ayaa la baadhaayey shidaalka ceegaaga dhulkeeda, weli se laguma guulaysan in la soo saaro.

- Advertisement -

Tiro shirkado ah oo kala duwan ayaa qayb ka ahaa baahistaas, sida oo kalena dawlado xiisaynayey in ay soo saaraan ayaa dhawr jeer soo muuqday, balse marna ma aysan hirgelin.

Latest stories