HomeCaalamkaQM oo sheegtay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray Addis...

QM oo sheegtay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray Addis Ababa

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray caasimadda waddanka Itoobiya ee Addis Ababa. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in lix kale la soo daayay. Waxa uu sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ay waydiisteen in si degdeg ah loo sii daayo dhammaan shaqaalahaasi. Xarigga howlwadeennadaas ayaa imanaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray caasimadda waddanka Itoobiya ee Addis Ababa.

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay in lix kale la soo daayay. Waxa uu sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ay waydiisteen in si degdeg ah loo sii daayo dhammaan shaqaalahaasi.

- Advertisement -

Xarigga howlwadeennadaas ayaa imanaya xilli fallaagada Tigray ay usoo ruqaansanayaan dhanka magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.

Dhanka kale dowladda Britain ayaa muwaaddiniinteeda kula talisay inay isaga baxaan waddanka Itoobiya.

Sidoo kalana waxa ay ku baaqday in xabbadda la joojiyo, dhinacyada dagaalka ku lugta lehna ay ogolaadaan in gargaarka la gaarsiiyo dadka u baahan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts