HomeWararGuddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee ku...

Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee ku harsan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddiga Doorashadda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda 2 Xubnood ee ka dhimanaa Aqalka Sare ee maamulkaasi. Diiwaan galinta Musharixiinta ayaa loo asteeyay Berri oo Khamiis ah, halka Hadaljeedinta iyo Doorashadana ay dhacayso Sabti oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 13 ka November. Xalay ayay hayd markii Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashadda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda 2 Xubnood ee ka dhimanaa Aqalka Sare ee maamulkaasi.

Diiwaan galinta Musharixiinta ayaa loo asteeyay Berri oo Khamiis ah, halka Hadaljeedinta iyo Doorashadana ay dhacayso Sabti oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 13 ka November.

- Advertisement -

Xalay ayay hayd markii Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu soo saaray Liiska Xubnihii ka dhimanaa Aqalka Sare oo u tartami doona Laba Kursi oo ka mid ah Kuraasta aqalka sare.

Waxaana labada kursi ku tarmami doona mas’uuliyiinta  kala ah:

Kursiga 1aad waxaa ku tartami doona Cabdi Xasan Cawaale ( Qayb-diid) iyo Cawil Nuur Cali

- Advertisement -

Kursiga 2aad waxaa ku tartami doona Cabdi Cismaan Xareed iyo Mahad Aadan Guuleed

Hoos ka akhriso warqadda

Latest stories