HomeCaalamkaDowladda Ingiriiska oo dadkeeda ka dalbatey iney isaga baxaan Itoobiya

Dowladda Ingiriiska oo dadkeeda ka dalbatey iney isaga baxaan Itoobiya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dadka Ingiriiska ah ee kusugan Itoobiya, ayaa lagu booriyey iney isaga baxaan inta ay duulimaadyada ganacsiga ah ay heli karayaan. Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Africa, Fiki Ford, ayaa sheegay in dhiilada colaadeed ee dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya ay cirka isku sii shareertey, isagoo intaa ku darey in dagaalka haatan socda aannan lagu xalin karo cudud […]

- Advertisement -

Dadka Ingiriiska ah ee kusugan Itoobiya, ayaa lagu booriyey iney isaga baxaan inta ay duulimaadyada ganacsiga ah ay heli karayaan.

Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Africa, Fiki Ford, ayaa sheegay in dhiilada colaadeed ee dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya ay cirka isku sii shareertey, isagoo intaa ku darey in dagaalka haatan socda aannan lagu xalin karo cudud ciidan.

- Advertisement -

Waxaa haatan socda dadaalo caalami ah, kuwaasoo lagu dhex dhexaadinayo mucaaradka iyo dowladda Itoobiya.

 

Hey’addaha u dooda xuquuqda aadanaha, ayaa sheegaya iney jiraan xiritaan aan kala sooc laheyn oo ka dhacaya caasimadda, kaasoo u muuqda in lagu bartilmaameed sanayo qawmiyado gaar ah.

- Advertisement -

Ugu yaraan sagaal xubnood oo katirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay, iyo kuwa kale oo la xiriira, ayaa lagu xirey Addis Ababa, sida uu sheegay afhayeenka Qaramada Midoobay.

Si kastaba ha ahaatee, madaxa booliiska, Fasikaw Fanta, ayaa u sheegay BBC-da in kuwa la xirey loogga shakiyey iney taageerayeen TPLF, iyo kuwa kale oo ay dowladdu mamnuucdey.

 

Latest stories