HomeCaalamkaDarawalo u shaqeeya Qaramada Midoobay oo lagu xirey Itoobiya

Darawalo u shaqeeya Qaramada Midoobay oo lagu xirey Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal, oo kaxeynayey Hey’adda Qaramada Midoobay qeybteeda cuntada gawaari cunto u sidey. Darawalan ayaa lagu xirey gobolka Canfarta, magaalada Semera iyo dalka Itoobiya. Afhayeen u hadley hey’adda, ayaa u sheegay Reuters, in la xaqiijiyey xiritaanka 72 ruux, oo u shaqeynayey hey’adda cuntada adduunka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal, oo kaxeynayey Hey’adda Qaramada Midoobay qeybteeda cuntada gawaari cunto u sidey.

Darawalan ayaa lagu xirey gobolka Canfarta, magaalada Semera iyo dalka Itoobiya.

- Advertisement -

Afhayeen u hadley hey’adda, ayaa u sheegay Reuters, in la xaqiijiyey xiritaanka 72 ruux, oo u shaqeynayey hey’adda cuntada adduunka (WFP) magaalada Semera.

Sidoo kale wuxuu intaa ku darey afhayeenka in ay wada hadal kula jiraan dowladda Itoobiya, bal sidii ay uga sii deyn lahaayeen shaqaalahooda u xiran.

Hey’adda cuntada dunida (WFP), ayaa ku dhawaaqdey xiritaanka tirada darawalada ah. Ugu yaraan 16 shaqaale oo katirsan dowladda Itoobiya iyo qoyskooda, ayaa iyana lagu xirey magaalada caasimadda ee Addis Ababa.

- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay iney ka walaacsan tahay xiritaanka loo geystay 16-ka qof, iyo qoysaskoodaba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts