HomeCaalamkaNin mindi ku hubeysan oo weerar ku qaaday Boolis Faransiis ah

Nin mindi ku hubeysan oo weerar ku qaaday Boolis Faransiis ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Nin mindi ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska magaalada Cannes ee koonfurta dalka Faransiiska. Mid ka mid ah booliska ayaa toogtay ninka weerarka geystay, kaasoo xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato, isla-markaana uu haatan ku jiro Isbitaalka. Saddexda askari ee booliska ah ayaan waxba soo gaarin. Booliska Faransiiska ayaa baaraya in […]

- Advertisement -

Nin mindi ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska magaalada Cannes ee koonfurta dalka Faransiiska.

Mid ka mid ah booliska ayaa toogtay ninka weerarka geystay, kaasoo xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato, isla-markaana uu haatan ku jiro Isbitaalka.

- Advertisement -

Saddexda askari ee booliska ah ayaan waxba soo gaarin. Booliska Faransiiska ayaa baaraya in ninka weerarka geystay oo la sheegay inuu u dhashay Algeria uu weerarkiisa la xiriiro arrimo diimeed iyo in kale.

Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska, Gerald Darmanin oo la hadlayay warfidiyeenka, ayaa sheegay in ninka weerarka geystay aysan ka warqabin mas’uuliyiinta.

Latest stories