HomeCaalamkaKenya oo amar Culus dul dhigaysa dadka isticmaala baraha bulshada ee ku...

Kenya oo amar Culus dul dhigaysa dadka isticmaala baraha bulshada ee ku faana nolosha raaxada leh

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Githii Mburu oo ka tirsan Waaxda Cashuuraha Kenya ayaa sheegay inay hubin doonaan inay is leeyihiin qaab-nololeedkaaga iyo canshuurta aad bixiso. “Baraha bulshada, waxaan ku aragnay dadka qaar oo ku soo bandhigaya waxyaabo fiican. Dadka qaa kabo qaali ah ayay soo dhigaan, guryo qaali ah, gawaari qaali iyo iyagoo qoysaskooda u kaxeynaya goobo dalxiis,” Mburu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Githii Mburu oo ka tirsan Waaxda Cashuuraha Kenya ayaa sheegay inay hubin doonaan inay is leeyihiin qaab-nololeedkaaga iyo canshuurta aad bixiso.

“Baraha bulshada, waxaan ku aragnay dadka qaar oo ku soo bandhigaya waxyaabo fiican. Dadka qaa kabo qaali ah ayay soo dhigaan, guryo qaali ah, gawaari qaali iyo iyagoo qoysaskooda u kaxeynaya goobo dalxiis,” Mburu ayaa sidaas u sheegay Wargeyska Business Daily ee ka soo baxa Nairobi.

- Advertisement -

“Halkan iskama jiifno, markii aan kuwaas aragno, waxaan aragnaa canshuur.”

Wuxuu sheegay inay leeyihiin saraakiil si gaar ah ugu xil saaran wax ka qabashada dadka khiyaama canshuurta ee isticmaala baraha bulshada kala duwan sida Facebook, Instagram, snapchat iyo Twitter.

Tallaabadan ayaa la sheegay inay caqabad ku noqon doonto dadka jecel inay baraha bulshada ku soo bandhigaan wax walba oo noloshooda ku saabsan.

- Advertisement -

Dadka qaar ayaa noloshooda ku faana iyagoo soo bandhigaya gawaari qaali ah, guryo waaweyn iyo hoteello waaweyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts