HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xaaladda guud ee amniga, sharciga Dhismaha Degmooyinka iyo Gobalada Galmudug iyo arrimaha doorashooyinka. Golaha ayaa warbixin ka dhageystay madaxda Wasaaradaha Amniga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Galmudug.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen xaaladda guud ee amniga, sharciga Dhismaha Degmooyinka iyo Gobalada Galmudug iyo arrimaha doorashooyinka.

- Advertisement -

Golaha ayaa warbixin ka dhageystay madaxda Wasaaradaha Amniga gudaha, Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Federaalka iyo Maaliyadda.

Golaha ayaa gorfeeyay soo jeedinta shuruucda iyo warbixinada ay bixiyeen Wasaaraduhu, iyadoo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay dib u eegis ku sameyn doonto soo jeedintooda.

 

Latest stories