HomeWararDFS oo Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku amartay inuu dalka isaga...

DFS oo Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku amartay inuu dalka isaga baxo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah gudahood. Dowladda ayaa eedeeyn culus u soo jeedisay Simon Mulongo, waxaana sababta lagu sheegay inuu ku guda jiro howlo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo Istiraatiijiyadda Amniga. Waxaana Wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya kasoo baxday warqad […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay Kuxigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo inuu dalka uga baxo muddo todobo cisho ah gudahood.

Dowladda ayaa eedeeyn culus u soo jeedisay Simon Mulongo, waxaana sababta lagu sheegay inuu ku guda jiro howlo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo Istiraatiijiyadda Amniga.

- Advertisement -

Waxaana Wasaaradda arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya kasoo baxday warqad Persona Non-grata loogu jaray Simon Mulongo oo ah nin aan dalka laga rabin sida ku cad warqadda.

Hoos ka akhriso Warqadda

Latest stories