HomeWararXildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo soo jeediyay in Somaliland lagu daro...

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo soo jeediyay in Somaliland lagu daro liiska argagixisada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qaar ka mid ah xildhibaannada Puntland ayaa maanta soo jeediyay in dowlad goboleedkooda ay Somaliland ku daro liiska argagixisada. Soojeedintaas oo aanan lagu darin ajandihii maanta ayaa waxaa gadaal ka riixayay xildhibaano intooda badan ka soo jeeda gobolka Cayn ee maamulkaasi ayaa Somaliland ku eedeeyay inay deegaanno ka tirsan gobolkaasi ku abuurto dagaalyahannada Al-Shabaab. Lama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah xildhibaannada Puntland ayaa maanta soo jeediyay in dowlad goboleedkooda ay Somaliland ku daro liiska argagixisada.

Soojeedintaas oo aanan lagu darin ajandihii maanta ayaa waxaa gadaal ka riixayay xildhibaano intooda badan ka soo jeeda gobolka Cayn ee maamulkaasi ayaa Somaliland ku eedeeyay inay deegaanno ka tirsan gobolkaasi ku abuurto dagaalyahannada Al-Shabaab.

- Advertisement -

Lama ogo waqtiga mooshinkaas lagu dari doono ajandaha oo ay xildhibaannadu ka doodi doonaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts