HomeCaalamkaMasaajidyo iyo Guryo ay lahaayeen dad Muslimiin ah oo la gubay

Masaajidyo iyo Guryo ay lahaayeen dad Muslimiin ah oo la gubay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Warbaahinta Hindiya oo soo xiganaysa Ururka Culumada Muslimiinta ee gobolka buuraleyda ah ee Tripura ee dhaca waqooyi bari Hindiya, ayaa sheegay in lagubay Masaajidyo iyo guryaha ay lahayeen dadka Muslimiinta ah ee laga tirada badan.

Muslimiinta ku nool gobalka Tripura ayaa ka dalbadeen dawladda iyo mas’uuliyiinta  gobolka inay tallaabo ka qadaan waxa ay ku tilmameen falalka mooriyaanimo ee diin naceybka ku saleeysan.

- Advertisement -

Wargayska Hindustan Times, ayaa sheegay in Ururka Culumada Muslimiinta ay mudaaharaad ka dhigeen xafiiska wasiirka gobolka, iyaga oo dalbanaya in Dowladda ay qaado talaabo lagu joojinayo weerarada lagu haya dadka Muslimiinta ah iyo goobahooda Cibaadada.

Dad ka soo horjeeda Diinta Islaamka ayaa weeraray masaajidyo  iyo Xaafado ay degan yihiin dadka  Muslimiinta ah, kuwaasi oo ku yaalla galbeedka iyo waqooyiga gobolka Tripura.

Latest stories