HomeWararQoorqoor oo Caddeeyay Mowqifkiisa ku aaddan dagaalka Guriceel iyo Arrimo kale

Qoorqoor oo Caddeeyay Mowqifkiisa ku aaddan dagaalka Guriceel iyo Arrimo kale

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay dagaaladii maal mahaan ka socday Gobolka Galgaduud iyo xaalaadaha guud ee Gobolkaasi. Qoorqoor ayaa sheegay in maamul ahaan ay kaga xun yihiin dagaalkaasi, waxaana maamulka Ahlu-Sunna ayuu sheegayn in weerar kusoo qaadeen dadka degaanka, ayna dhibatada mas’ulka yihiin. Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay dagaaladii maal mahaan ka socday Gobolka Galgaduud iyo xaalaadaha guud ee Gobolkaasi.

Qoorqoor ayaa sheegay in maamul ahaan ay kaga xun yihiin dagaalkaasi, waxaana maamulka Ahlu-Sunna ayuu sheegayn in weerar kusoo qaadeen dadka degaanka, ayna dhibatada mas’ulka yihiin.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu guddi u saari doono sidii dadka dhibaatadu gaartay loogu gurman lahaa, maaddaama ay soo food saartay xaalad nololeed oo aad u liidata, waxaana baaq u diray hay’adaha gar-gaarka iyo Dowladda dhexe.

Xubno ka mid ah Galaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug iyo maamulka Degmada Guriceel ayuu sheegay qoorqoor in ay u xil saarayaan dadka dhibaatadu gaartay ee magaalada ka baxay, dhammaan xaaladaha bani’aadanimo ee ka taagan Gobolka ee dagaaladu sababeen.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo sii hadlayay ayaa sheegay in Mowqifka Galmudug uu yahay in Ahlu-sunna ay ka hor tagaan, waxaana uu carrabka ku dhuftay in Gobolkaasi uu ka arrimin karo oo kaliya maamulka galmudug.

- Advertisement -

Siyaasiyiin iyo dhinacyo shisheeeye ayuu sheegay in dagaalka ay ku lugleeyihiin dagaalka, iyagoo hurinaya dagaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts