HomeCaalamkaQarax Bas lala beegsaday oo ka dhacay meel u dhow Magaalada Kampala

Qarax Bas lala beegsaday oo ka dhacay meel u dhow Magaalada Kampala

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Booliska Uganda ayaa sheegay in qarax lala beegsaday bas, kaasi oo ay dhowr qof ku dhaawacmeen, uu ahaa is-miidaamin uu fuliyey jihadi ka tirsan kooxda ADF. “Dhacdadaas waxaa la xaqiijiyey inay aheyd qarax is-miidaamin ah, oo qofkii fuliyey uu ku dhintay,” waxaa sidaas maanta yiri afhayeenka booliska Fred Enanga. Enanga ayaa sheegay in is-miidaamiyaha uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Uganda ayaa sheegay in qarax lala beegsaday bas, kaasi oo ay dhowr qof ku dhaawacmeen, uu ahaa is-miidaamin uu fuliyey jihadi ka tirsan kooxda ADF.

“Dhacdadaas waxaa la xaqiijiyey inay aheyd qarax is-miidaamin ah, oo qofkii fuliyey uu ku dhintay,” waxaa sidaas maanta yiri afhayeenka booliska Fred Enanga.

- Advertisement -

Enanga ayaa sheegay in is-miidaamiyaha uu ku jiray “liiska xubnaha la raadinayo” ee kooxda Xoogagga Isbaheystay ee Dimqoraadiyadda ama Allied Democratic Forces (ADF).

Qaraxa oo ka dhacay bas marayey meel u dhow caasimadda Kampala ayaa yimid laba maalin kadib markii qarax habeenkii Isniinta ka dhacay maqaayad ku taalla waqooyiga Kampala uu ku dhintay hal qof.

Enanga ayaa sheegay inay aas-aaseen “isku xirnaan aad u sarreysa” oo ka dhaxeysa labada weerar.

- Advertisement -

“Shaqsiyaadkan ama kooxaha diyaarinaya qaraxyada waxay ka tirsan yihiin isla hal koox,” ayuu yiri Enanga.

Kooxda aadka looga cabsado ee ADF, oo ah koox mucaarad ah oo taraiikh fog ku leh Uganda, ayaa lagu eedeeyey dilka kumanaan qof oo ahaa shacab ku nool bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts