HomeCaalamkaMidowga Africa oo baaq kasoo saaray xaaladda dalka Suudaan

Midowga Africa oo baaq kasoo saaray xaaladda dalka Suudaan

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha  Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Suudaan kadib markii ciidamada milaterigu  la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa Muuse Faki ayaa ku baaqay in la sii daayo ra’iisal wasaare Cabdullaahi Xamduuk iyo  dhammaan mas’uuliyiintii la xiray. Bayaan kasoo baxay Midowga Africa aaya lagu yiri:  “waxaan si hoose ula soconaa  xaaladda dalka Suudaan, waxaana […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha  Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Suudaan kadib markii ciidamada milaterigu  la wareegeen xukunka dalka.

Guddoomiyaha Africa Muuse Faki ayaa ku baaqay in la sii daayo ra’iisal wasaare Cabdullaahi Xamduuk iyo  dhammaan mas’uuliyiintii la xiray.

- Advertisement -

Bayaan kasoo baxay Midowga Africa aaya lagu yiri:  “waxaan si hoose ula soconaa  xaaladda dalka Suudaan, waxaana ku baaqaynaa in la ixtiraamo heshiisyadii hore loo gaaly iyo xuquuqda siyaasiyiinta”

Bayaanka ayaa intaas ku daray, in wada hadal lagu dhammeeyo dhammaan waxa la isku khilaafsanyahay si loo ilaaliyo dimuquraadiyada xilliga kala guurka ah ee dalka Suudaan.

Dalka Suudaan waxaa saakay ka dhacay afgambi xilka looga tuuray xukuumadii rayidka, waxaana la xiray ra’iisal  wasaarihii dalka iyo dhowr wasiir.

- Advertisement -

 

 

Latest stories