HomeCaalamkaKhasaaro ka dhashay Ciidamo saarnaa Gaari oo Qarax xoogan lala beegsaday

Khasaaro ka dhashay Ciidamo saarnaa Gaari oo Qarax xoogan lala beegsaday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay 14 Askari ku geeriyootay Qarax Argagixiso oo saakayto ka dhacay Caasimadda  dalka Syria ee Dimishiq. Labo Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday Bas ay la socdeen Ciiddan oo marayey meel ku dhow Hotelka caanka ee Damarose Hotel ee Bartamaha Dimishiq, iyadoo ay ku dhex gubteen 14 Askari oo […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Syria ee SANA ayaa sheegtay inay 14 Askari ku geeriyootay Qarax Argagixiso oo saakayto ka dhacay Caasimadda  dalka Syria ee Dimishiq.

Labo Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday Bas ay la socdeen Ciiddan oo marayey meel ku dhow Hotelka caanka ee Damarose Hotel ee Bartamaha Dimishiq, iyadoo ay ku dhex gubteen 14 Askari oo Ciiddan ahaa  halka ay dhowr kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Qarax 3aad oo la dhigay Buundada weyn ee Dimishiq ayaa la kala furfuray, kadib, markii Ciiddanka ku takhasusay Miinooyinka lagu wargeliyey in Qarax kale la dhigay meel ku dhow halkii Ciiddanka lagu qarxiyey.

Ma jirto Koox sheegatay mas’uuliyada Qaraxyada Mataanaha ee saakayto ka dhacay Caasimada dalka Syria ee Dimishiq.

W/Q: Ustaad Nuuradiin.

Latest stories