HomeCaalamkaIraan iyo Shiinaha oo wada hadal ka yeeshay Heshiiska Nuclearka

Iraan iyo Shiinaha oo wada hadal ka yeeshay Heshiiska Nuclearka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka arrimaha Dibedda dalka Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi, iyagoona kulankooda uga hadlay heshiiska nukliyeerka Iran. Wadahadal Wasiir Hossein Amirabdollahian iyo Wang Yi ayaa waxaa barbar socday xiriirka labada dhinac iyo horumarka gobolka iyo kuwa caalamiga ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Iran. Labada diblomaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arrimaha Dibedda dalka Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi, iyagoona kulankooda uga hadlay heshiiska nukliyeerka Iran.

Wadahadal Wasiir Hossein Amirabdollahian iyo Wang Yi ayaa waxaa barbar socday xiriirka labada dhinac iyo horumarka gobolka iyo kuwa caalamiga ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Iran.

- Advertisement -

Labada diblomaasi ee ugu sarreeya labada dal waxay ku wada hadleen khadka taleefanka, iyagoo ka wada hadlay xaaladdii ugu dambeysay ee Qorshaha Wadajirka ah ee Waxqabad ee Wadajirka ah (JCPOA), ayay wasaaraddu ku sheegtay bayaan. JCPOA waa magaca rasmiga ah ee heshiiska nukliyeerka.

Dhinaca kale Wasaaradda ayaa Bayaanka ay soo saartay ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo laba geesood ah, kuwa gobolka iyo kuwa caalamiga ah, oo ay ku jiraan “xiriirka Iran iyo Midowga Yurub, Afgaanistaan, iyo wada xaajoodyada ku saabsan qaadista cunaqabateynta ka dhanka ah Iran.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts