HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddigii Kiiska Badda ee Maxkamadda...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddigii Kiiska Badda ee Maxkamadda ICJ

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalayay kiiska Dacwada Badda ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Kenya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wafdiga uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare  ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ugu hambalyeey shaqadii wanaagsaneyd iyo guushii ay qaranka u soo hooyeen.

- Advertisement -

Wafdiga oo Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ee Muqdisho ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii Soomaaliya ka gaartay kiiska Dacwada Badda ee muranka ay gelisay Kenya.

Sidoo kale Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Wafdiga ayaa ku bogaadiyey doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen qadiyaddan Qaran iyo sida jiilasha soo socda ay tusaalaha ugu noqdeen dhanka difaaca Qaranka.

Madaxweynaha iyo Guddiga ayaa wadajir ugu duceeyey, Alle ha u naxariistee, Eng Maxamed Cumar Saalixi oo uu hammigiisu ahaa inuu goobjoog u ahaado miraha dadaalkii uu galiyay kiiskan, isaga oo ammaan iyo mahadcelin u soo jeediyey Qareennadii iyo khubarradii Soomaaliyeed ee u istaagay difaaca baddeenna oo ay ugu horreeyaan Drs. Muna Sharmaan.

Latest stories