HomeCaalamkaMeydadka Dad oo laga helay Hotel ku yaalla Galbeedka Albania

Meydadka Dad oo laga helay Hotel ku yaalla Galbeedka Albania

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Afar Muwaadin oo Raashiyaan ahaa ayaa Meydadkooda laga helay Hotel ku yaalla Galbeedka dalka Albania. Wargeyska The Albanian Daily News ayaa qoray in maydadka 2 Nin iyo 2 Haween oo u dhashay Raashiya xalay  laga helay qolka Diirimaadka ee Xilliga qaboobaha la isku kululeeyo ee Hotel ku yaalla Tuullada Qerret ee Galbeedka dalkaasi. Ciidamada Booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afar Muwaadin oo Raashiyaan ahaa ayaa Meydadkooda laga helay Hotel ku yaalla Galbeedka dalka Albania.

Wargeyska The Albanian Daily News ayaa qoray in maydadka 2 Nin iyo 2 Haween oo u dhashay Raashiya xalay  laga helay qolka Diirimaadka ee Xilliga qaboobaha la isku kululeeyo ee Hotel ku yaalla Tuullada Qerret ee Galbeedka dalkaasi.

- Advertisement -

Ciidamada Booliska Albania ayaa waxaa ay sheegeen inay dadkaasi oo Dalxiisayaal ah ay ku caburmeen qolka Diirimaadka.

Sidoo kale Ciidamada Booliska ayaa waxaa ay sheegeen in dadkaasi da’dooda u kala ahayd  31 jir, 37 jir,  40-jir iyo 58 jir.

Dhinaca kale, Safaaradda Raashiya ku leedahay Caasimada dalka Albania ee Tirana waxaa lagu wargeliyey Dhacdadaasi,  waxayna qeyb ka yihiin Baaritaanka ay Boliska ku hayaan Ogaanshaha waxa sababay geerida Dalxiisayaashaasi, oo iyaga Socdaal Tamashlayn ah ku joogay dalkaasi.

- Advertisement -

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts