HomeWararBooliska Soomaaliya oo ka warbixiyay howgallo qorsheysan oo ay ka sameeyen Sh/...

Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay howgallo qorsheysan oo ay ka sameeyen Sh/ hoose

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Taliska Ciidanka ayaa sheegay in howlgaladaasi ay ka fuliyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellhaha hoose,halkaasi oo sida ay sheegeen Waxyaabaha qaraxa,oo sida ay hadalka u dhigeen ay ku socotay Farsamo. “Cutubka Ladagaallanka Alsahbaab ee Booliska […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Taliska Ciidanka ayaa sheegay in howlgaladaasi ay ka fuliyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellhaha hoose,halkaasi oo sida ay sheegeen Waxyaabaha qaraxa,oo sida ay hadalka u dhigeen ay ku socotay Farsamo.

- Advertisement -

“Cutubka Ladagaallanka Alsahbaab ee Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan oo uu ka fuliyay Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose ayaa Gacanta ku soo dhigay Miinooyin Farsamo ku socotay , Banbaanooyin Gacmeedyo iyo baaruuda Miinooyinka loo isticmaalo” ayuu yiri Afayeenka Boliiska.

Latest stories