HomeCaalamkaShirkadda Diyaaradaha Alitalia oo Hawada ka baxday & sababta keentay

Shirkadda Diyaaradaha Alitalia oo Hawada ka baxday & sababta keentay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shirkadda Diyaaradaha Talyaaaniga ee Alitalia ayaa waxaa ay xalay soo gebagebeysay Duullimaadyadii, iyadoo Socdaalkii ugu dambeeyey ku sii khatintay Duullimaad ay isaga kala gooshtay magaallooyinka Cagliari iyo Rome. Shirkadda oo ku-dhawaad 75 sano shaqaynaysay waxaa tan iyo sanadkii 2008-dii ku soo jirtay Xaallad Khasaaro leh, waxaana la soo gudboonaatay Musuq, Dhaqaale-Xumo iyo Miisaaniyad La’aan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Diyaaradaha Talyaaaniga ee Alitalia ayaa waxaa ay xalay soo gebagebeysay Duullimaadyadii, iyadoo Socdaalkii ugu dambeeyey ku sii khatintay Duullimaad ay isaga kala gooshtay magaallooyinka Cagliari iyo Rome.

Shirkadda oo ku-dhawaad 75 sano shaqaynaysay waxaa tan iyo sanadkii 2008-dii ku soo jirtay Xaallad Khasaaro leh, waxaana la soo gudboonaatay Musuq, Dhaqaale-Xumo iyo Miisaaniyad La’aan ay ugu dambeyntii la turunturootay, oo ay Hawada kaga baxday.

- Advertisement -

Shirkadda Alitalian ayaa waxaa ay si rasmi ah Maanta ula wareegtay Shirkadda Cusub ee ITA oo u taagan Italia Transporto Aereo.

Magaca Astaanta Xuquuqda ee Alitalia waxaa la sheegay inuusan weli dhiman, inkastoo Shirkadda cusub ee ITA iibsatay saamigii Shirkadda Alitalia iyo dhamaan Diyaaradihii Shirkadda Alitalia oo ay Dowladda Talyaaniga lahayd.

Shirkadda cusub ee ITA ayaa sheegtay inay la wareegtay 2,800 oo Shaqaale oo ka mid ahaa 10,000 oo Shaqaale u diiwaan gashanaa shirkaddii Alitalia.

- Advertisement -

Bishan October 1-dii, Shaqaalaha Shirkadooda Diyaaradaha ee Alitalia waxay dhigeen Dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan Iibinta Shirkadda Alitalia iyo shaqo la’aanta soo wajahday inta badan Shaqaalaha Shirkadaasi.

W/Q: Ustaad Nuuradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts